Madaxweynaha & Raisul Wasaaraha India oo qaabilay Mahdi Mohamed Guuleed Khadar (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dalka Hindiya Ram Nath Kovind, Ku-xigeenkiisa Venkaiah Naidu iyo Ra’iisul wasaaraha dalkaasi Narendra Modi ayaa si wadajir aqalka Madaxtooyadda ee dalkaasi ugu qaabilay wefdigii uu hogaaminayay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Md. Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar) oo maalmahan booqanayey dalka India. Soomaaliya ayaa sanadkaan nasiib u heshay ka qaybgalka shirkaasi, Ra’isul wasaare xigeenka ayaana … Continue reading Madaxweynaha & Raisul Wasaaraha India oo qaabilay Mahdi Mohamed Guuleed Khadar (Daawo Sawirro)